Sadex Maalin uu qabsaday Jawaari oo soo dhamaatay iyo Wararkii Ugu dambeeyay Mooshinka halka…

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sabtidii baajiyay kulan la filayay in ay yeeshaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya loogana doodo mooshinka laga gudbiyay Gudoomiye Jawaari. Farmaajo ayaa kulamo uu xili dambe la qaatay habeenkii sabtida Gudoomiye Jawaari iyo kuxigeenadiisa ayaa ku guuleestay in kulanka la baajiyo si looga hortago xiisad laga cabsi qabay in … Continue reading Sadex Maalin uu qabsaday Jawaari oo soo dhamaatay iyo Wararkii Ugu dambeeyay Mooshinka halka…